HomeCaalamkaRa’iisul Wasaaraha Dalka Lubnaan oo ku dhawaaqay inuu xilkii Iska Casilay

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Lubnaan oo ku dhawaaqay inuu xilkii Iska Casilay

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Ra’iisul Wasaarihii dalka Lubnaan Sacad Xariiri ayaa gelinkii dambe ee Maanta ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkii uu ka haayay dalkaas. Ra’iisul Wasaare Xariiri ayaa waxaa uu sheegay inuu warqada Is Casilaada uu u gudbinayo Madaxweyne Michel Aoun, iyadoo dibadbaxyo xoogan ay ka socdaan dalkaas, isla markaana lagu dalbanayo in uu xilka ka dego. Sidoo […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaarihii dalka Lubnaan Sacad Xariiri ayaa gelinkii dambe ee Maanta ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkii uu ka haayay dalkaas.

Ra’iisul Wasaare Xariiri ayaa waxaa uu sheegay inuu warqada Is Casilaada uu u gudbinayo Madaxweyne Michel Aoun, iyadoo dibadbaxyo xoogan ay ka socdaan dalkaas, isla markaana lagu dalbanayo in uu xilka ka dego.

- Advertisement -

Sidoo kale Ra’iisul Wasaarihii dalka Lubnaan ayaa isaga oo Khudbad ka jeedinayay Xarunta Tv-ga dowlada waxaa uu sheegay in go’aansaday inuu xilka Iska Casilo, uuna raabo rabitaalka shacabka dalkiisa.

Dalka Lubnaan ayaa muddo ku dhow labada todobaad waxaa ka socda dibadbaxyo ay dhigayaan shacabka ku dhaqan dalkaas, iyadoona uga soo horjeeda shaqo la’aanta iyo  musuq maasuqa ka jira dalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories