HomeWararSawirro:-Duqa Muqdisho oo la kulmay Guddiga Iskaashatada Gaadiidleyda

Sawirro:-Duqa Muqdisho oo la kulmay Guddiga Iskaashatada Gaadiidleyda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xarunta Aqalka dowlada hoose Xamar ayuu ka dhacay kulan gaar ah oo uu Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) la qaatay Guddiga iskaashatada gaadiidleyda isagoo kala hadlay sidii loo xalin lahaa caqabadaha heesto Gaadiidleyda Gobolka Banaadir. Duqa Muqdisho ayaa ugu horeyn ka dhageestay hogaanka gudiga iskaashatada gobolka Banaadir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Aqalka dowlada hoose Xamar ayuu ka dhacay kulan gaar ah oo uu Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) la qaatay Guddiga iskaashatada gaadiidleyda isagoo kala hadlay sidii loo xalin lahaa caqabadaha heesto Gaadiidleyda Gobolka Banaadir.

Duqa Muqdisho ayaa ugu horeyn ka dhageestay hogaanka gudiga iskaashatada gobolka Banaadir cabashooyin la xariira isticmaalka wadooyinka iyo lacaga ay sheegeen in si sharcidara ah looga qaado.

- Advertisement -

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) waxa uu tilmaamay in maamulkiisa uu diyaar u yahay wax kaqabashada cabashooyinka ay soo gudbiyeen gaadiidleyda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts