HomeCaalamkaAkhriso: Antonio Guterres oo baaq u diray hoggaamiyeyaasha Dunida

Akhriso: Antonio Guterres oo baaq u diray hoggaamiyeyaasha Dunida

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, ayaa ku baaqay in si nabad ah oo aan rabshado laheyn ay u dhaqmaan bulshada caalamka ee dhigaya bannaanbaxyada,isla markaana doonaya  is-badallada siyaasadeed. Madaxa Qaramada Midoobay ayaa jimcihii u sheegay weriyaasha in sidoo kale looga baahan yahay hoggaamiyaasha caalamka in ay dhageystaan dhibaatooyinka dhabta ah ee ay soo […]

- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, ayaa ku baaqay in si nabad ah oo aan rabshado laheyn ay u dhaqmaan bulshada caalamka ee dhigaya bannaanbaxyada,isla markaana doonaya  is-badallada siyaasadeed.

Madaxa Qaramada Midoobay ayaa jimcihii u sheegay weriyaasha in sidoo kale looga baahan yahay hoggaamiyaasha caalamka in ay dhageystaan dhibaatooyinka dhabta ah ee ay soo jeedinayaan dadka dhabta ah ee ay taabteen xaaladaha adage e ka jira dalalkooda.

- Advertisement -

Guterres ayaa xusay in dadku ay doonayaan xuquuqq siman,xurmo iyo in ay wax ka yiraahdaan go’aamada iyo horumarka socda,wuxuuna intaa raaciyay in walaaca dadka ay dhaaliyeen mudaaharaadyo ka socda Bariga Dhexe,Yurub, Afrika, Aasiya, Latin America iyo Kariibiyaanka

“Weey iska cadahay inay jirto hoos u dhac xagga kalsoonida ah iyo hanjabaadyo soo kordha oo ay dadku kala kulmaan dowladaha,balse waxaa loo baahan yahay ayuu yiri in laga fogaado xumaha oo laga taliyo aayaha umadda.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories