HomeWararWararkii ugu dambeeyay kulamo iska soo hor jeeda oo ka dhacay Dhuusa...

Wararkii ugu dambeeyay kulamo iska soo hor jeeda oo ka dhacay Dhuusa Mareeb

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug waxaa ka dhacay kulamo siyaasadeed oo iska soo hor jeeda kuwaas oo ay kala yeesheen guddiyadii farsamo ee uu magacaabay Wasiirka Arrimaha gudaha iyo guddigii uu magacaabay madaxa xukuumadda Galmudug. Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo kulan gaar ah la qaatay guddigii farsamo ee uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug waxaa ka dhacay kulamo siyaasadeed oo iska soo hor jeeda kuwaas oo ay kala yeesheen guddiyadii farsamo ee uu magacaabay Wasiirka Arrimaha gudaha iyo guddigii uu magacaabay madaxa xukuumadda Galmudug.

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo kulan gaar ah la qaatay guddigii farsamo ee uu magacaabay waxa uu kula dar-daarmay in ay ku shaqeeyaan Dastuurka.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxaa iyana kulan soo dhaweyn ah magaalada Dhuusa-Mareeb loogu sameeyay guddigii farsamada maamul u samaynta Galmudug ee uu magacaabay wqasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sebriye kuwaas oo sghalay gaaray halkaas.

Xaladda Galmudug ayaa u muuqata mid faraha kasii baxaysa madaama dowladda fedraalka iyo madaxa xukuumadda Galmudug ay kala magacaabeen guddiyo farsamo isla markaana ay kuwada suganyihiin magaalada Dhuusa Mareeb.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts