HomeWararSawirro:- Madaxweyne Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay dhigiisa dalka Ruushka

Sawirro:- Madaxweyne Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay dhigiisa dalka Ruushka

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay furitaanka Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika aya kulamo gaar gaar ah la qaatay madaxda ka qeyb gelaysa Shirkaas Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan qaas ah la qaatay dhigiisa dalka Ruushka Vladimir Putin,iyaga oo ka wada hadlay arrimo la xiruiira wada shaqeynta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay furitaanka Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika aya kulamo gaar gaar ah la qaatay madaxda ka qeyb gelaysa Shirkaas

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan qaas ah la qaatay dhigiisa dalka Ruushka Vladimir Putin,iyaga oo ka wada hadlay arrimo la xiruiira wada shaqeynta labada dal xiriirka arrimaha dibadda Ganacsiga iyo kaalmooyinka arrimaha hormarinta.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo oo ka mid ah 43 hoggaamiye oo Goobjoog ka ah Shirka iyo Wafdigiisa ayaa inta ay ku sugan yihiin Ruushka waxa uu kulamo gaar ah la yeelan doonaa qaar ka mid ah Madaxda iyo maalgashadeyaasha ka qeyb galaya Madasha iyagoo u bandhigi doona fursadaha ka jira dalkeena.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts