HomeWararDEG DEG:-Rasaas lagu furay Xarun uu ku sugnaa Madaxa Xukuumadda Galmudug

DEG DEG:-Rasaas lagu furay Xarun uu ku sugnaa Madaxa Xukuumadda Galmudug

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wararka aan la heleyno Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Goordhow laga maqlay rasaas. Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ee ku sugan Dhuusamareeb waxaa la sheegay inay  rasaas ku fureen Xarunta Inji oo ay degan yihiin Madaxda Sare ee Ahlusunna Waljameeca iyo Guddigii Doorashada Galmudug ee uu Magacaabay Sheekh […]

- Advertisement -

Wararka aan la heleyno Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Goordhow laga maqlay rasaas.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ee ku sugan Dhuusamareeb waxaa la sheegay inay  rasaas ku fureen Xarunta Inji oo ay degan yihiin Madaxda Sare ee Ahlusunna Waljameeca iyo Guddigii Doorashada Galmudug ee uu Magacaabay Sheekh Shaakir.

- Advertisement -

Sidoo kale Wararka ayaa intaas ku daraya in xiliga rasaasta lagu furaayay Xarunta Inji uu ku sugnaa Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir iyo xubno ka tirsan Guddigii uu u magacaabay Arrimaha Doorashada iyo Xalinta Khilaafaadka Galmudug.

Ilaa iyo hada lama Oga Khasaaraha ka dhashay rasaastii Caawa Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ay ku fureen Xarunta Inji ee ku taalla Magaalada Dhuusamareeb.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories