HomeWararSoomaaliya iyo Kenya oo heshiis ku gaaray Washington

Soomaaliya iyo Kenya oo heshiis ku gaaray Washington

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Magaalada Washington ee dalka Mareykanka kulan kula qaatay dhiggiisa Kenya Ukur Yatani. Wasiirka Maaliyada Soomaaliya iyo dhigiisa Kenya ayaa ka wada hadlay arrimaha  Ganacsiga iyo gargaarka ee u kala gudbaya labada dal iyo arrimo kale. Wasiir Beyle iyo Ukur Yatani oo kulmay inta uu socday […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Magaalada Washington ee dalka Mareykanka kulan kula qaatay dhiggiisa Kenya Ukur Yatani.

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya iyo dhigiisa Kenya ayaa ka wada hadlay arrimaha  Ganacsiga iyo gargaarka ee u kala gudbaya labada dal iyo arrimo kale.

- Advertisement -

Wasiir Beyle iyo Ukur Yatani oo kulmay inta uu socday Shir sanadeedka IMF iyo Bandhiga Aduunka,kaasi oo ka dhacay Magaalada Washington ee dalka Mareykanka.

Sidoo kale labada dhinac ayaa ku heshiisyay inay si Caadi ah u socdaan howlaha Ganacsiga iyo gargaarka ee u kala gudba Soomaaliya iyo Kenya iyo in la xoojiyo xiriirka Ganacsi ee u dhexeeya labada dal.

Soomaaliya iyo Kenya ayaa haatan waxaa ka dhexeeya Muran dhanka Badda,iyadoona Maxkamadda Cadaalada Aduunka ee ICJ uu ka furan yahay Kiiskaa oo la dhageysan doono sanadka soo socda ee 2020.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories