HomeWararGuddiga soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka oo gaaray Dhuusamareeb

Guddiga soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka oo gaaray Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta waxaa gaaray Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga Doorashooyinka Qaranka,iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ayaa Guddigan waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowlad Goboleedka Galmudug iyo xubno kale. Ujeedka Dhuusamareeb u gaareen Wafdigan ayaa ah sidii ay kulan ula qaadan lahaayeen Mas’uuliyiinta […]

- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta waxaa gaaray Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga Doorashooyinka Qaranka,iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay.

Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ayaa Guddigan waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowlad Goboleedka Galmudug iyo xubno kale.

- Advertisement -

Ujeedka Dhuusamareeb u gaareen Wafdigan ayaa ah sidii ay kulan ula qaadan lahaayeen Mas’uuliyiinta Galmudug iyo Hogaanka Ahlusunna Waljameeca,iyagoona kala hadli arrimaha Doorashooyinka dalka.

Guddigan oo ka kooban 9-xubnood ayaa horey uga tegay Magaalooyinka Baydhabo iyo Jowhar ee Maamulada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle,iyagoona halkaas kula soo kulmay Xildhibaanada Baarlamaanka labada dhinac.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories