HomeMaqalDhageyso:-Golaha Shacabka oo Isla-xisaabtan ku Bilaabaya Golaha Wasiirada Xukuumadda

Dhageyso:-Golaha Shacabka oo Isla-xisaabtan ku Bilaabaya Golaha Wasiirada Xukuumadda

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa uu sheegay in todobaadka kasta maalinta Axada la qorsheeyay in Golaha Wasiirada ay horyimaan Xildhibaanada Golaha Shacabka. Guddoomiye Mursal ayaa waxaa uu sheegay in Xildhibaanada ay Su’aallo weydiin doonaan Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kuwasi oo la xiriira shaqooyinkooda. Sidoo kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa uu sheegay in todobaadka kasta maalinta Axada la qorsheeyay in Golaha Wasiirada ay horyimaan Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Guddoomiye Mursal ayaa waxaa uu sheegay in Xildhibaanada ay Su’aallo weydiin doonaan Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kuwasi oo la xiriira shaqooyinkooda.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxaa uu tilmaamay in qorshaha la doonayo in Su’aallo lagu weeydiinayo Golaha Wasiirada uu keenayo isla-xisaabtan daahfuran iyo in la saxo waxyaabaha qaldama.

Ugu dambeyntii Guddoomiye Mursal ayaa Guddiyada Baarlamaanka ka dalbaday inay la wadashaqeyn la yeeshaan Wasaaradaha Xukuumadda ee shaqadu kala dhaxeeyso si Golaha uu ula socdo howlaha.

Hoos ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts