HomeWararWaqtiga uu furmayo Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo la shaaciyay

Waqtiga uu furmayo Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta ku dhawaaqay xiliga uu furmayo Kal-fadhiga Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle. War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiye Sheekh Cismaan Barre ayaa waxaa lagu shaaciyay in Kal-fadhiga 7-aad ee Xildhibaanada Hirshabeelle uu si rasmi ah u furmayo 23-ka Bishaan Octoober 2019 kuna began Maalinta Khamiista soo socota. Sidoo […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta ku dhawaaqay xiliga uu furmayo Kal-fadhiga Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle.

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiye Sheekh Cismaan Barre ayaa waxaa lagu shaaciyay in Kal-fadhiga 7-aad ee Xildhibaanada Hirshabeelle uu si rasmi ah u furmayo 23-ka Bishaan Octoober 2019 kuna began Maalinta Khamiista soo socota.

- Advertisement -

Sidoo kale Xildhibaanada ayaa waxaa lagu wargeliyay inay soo xaadiraan furitaanka Kal-fadhiga 7-aad, si ay u gutaan Waajibaadkooda Xil gudasho ee loo idmaday.

Si kastaba dhawaan ayay aheyd markii Guddoomiye Sheekh Cismaan Barre uu Xildhibaanada Hirshabeelle ku amray inay dib ugu soo laabtaan Magaalada Jowhar.

Hoos ka Akhriso Qoraalka Guddoonka Hirshabeelle.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories