HomeWararSawirro:-Shir ay Soomaaliya ka qeyb gashay oo lagu soo Gaba-gabeeyay Kampala

Sawirro:-Shir ay Soomaaliya ka qeyb gashay oo lagu soo Gaba-gabeeyay Kampala

Date:

Related stories

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...

HIQ oo qaaday aqoon-isweydaarsi ku saabsan IPv6

HIQ oo qaaday aqoon-isweydaarsi ku saabsan IPv6 Muqdisho, 10 Juun...

Baydhabo oo dooranaysa hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Baydhabo oo dooranaysa hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Baydhabo, 10 Juun 2026 –...

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...
- Advertisement -

Magaalada Kampala ee Dalka Uganda waxa lagu soo gabagabeeyey shirkii labaad ee isbahaysiga Baarlamanada bariga africa ee la dagaalanka gaajada, cuni yarada iyo nafaqada

Isbahaysigan oo shirka u socday ayaa ka koobna xidhibaano ka socday 11 wadan iyo labo urur oo kala ah IGAD iyo EAC waxana shir gudominayey Xil Dr. Cabdi Xasan Cali oo ah Gudoomiyaha isbahaysiga

- Advertisement -

Ujeeda shirkan ayaa ahaa in isbahaysiga Baarlamanada bariga africa laga dhageysto warbixin ku saabsan mudada lixdi bilood ee lasoo dhaafay waxyaabihii u suurto galay iyo istiraatijyada shanta sano ee soo socto iyo miisaaniyada 2020

Dowlada Soomaaliya waxa shirkan uga qeybgalay wafdi uu hogaaminayo xildhibaan cabdi xasan cali oo ah gudomiyaha isbahaysiga iyo xildhiban farxiyo muumin cali oo ah gudoomiyaha sugida cunada iyo nafaqada baarlamanka soomaliya iyo Maxamed Kuulow Xasan oo ah xubin ka tirsan shaqaalaha baarlamanka Soomaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories