HomeWararKulamada Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta dib u furmaya

Kulamada Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta dib u furmaya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 19-ka Bisha Octoober 2019,waxaa lagu wadaa in kulankii 1-aad ee Kalfadhiga 6-aad ay ku yeeshaan Magaalada Muqdisho. Kulamada Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa dib u furmaya,kadib markii uu dhammaaday fasaxii labada Bil ahaa ee ku maqnaayeen Xildhibaanada,iyadoona dhawaan Kalfadhiga 6-aad ee […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 19-ka Bisha Octoober 2019,waxaa lagu wadaa in kulankii 1-aad ee Kalfadhiga 6-aad ay ku yeeshaan Magaalada Muqdisho.

Kulamada Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa dib u furmaya,kadib markii uu dhammaaday fasaxii labada Bil ahaa ee ku maqnaayeen Xildhibaanada,iyadoona dhawaan Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka uu sirasmi ah u furay Madaxweyne Farmaajo.

- Advertisement -

Ajendaha kulanka ayaa ah Hadal Jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Akhrinta 1aad ee Heshiiska Ilaalinta Hiddo Dhaqameedka Aan muuqan iyo Heshiiska Khuseeye Ilaalinta Hidda Dhaqameedka & Midka Dabiiciga.

Sidoo kale Xildhibaanada ayaa xalay waxaa loo diray fariimo ku aadan in Maanta uu jiro kulanka,isla markaana ay dib u furmayan kulanka Golaha loogana baahan yahay inay kasoo qeyb galaan.

Si kastaba Xildhibaanada Golaha Shacabaka Baarlamaamka Soomaaliya ayaa waxaa haatan horyaalla Ajendayaal dhowr ah oo laga doonayo inay Meel-mariyaan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories