HomeWararWefdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ku wajahan Dhuusa Mareeb

Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ku wajahan Dhuusa Mareeb

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda fedraalka Soomaaliya ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusa-Mareeb halkaas oo laga dareemayo qaban qaabada soo dhaweyntooda. Ujeedada iyo safarka aya ku tegayaan magaalada Dhuusa-Mareeb ayaa ah sidii loo xalin lahaa khilaaf ka dhashay guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug ee dowladdu magacawday. Wefdigaan ayaa maalmaha soo socda kulamo […]

- Advertisement -

Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda fedraalka Soomaaliya ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusa-Mareeb halkaas oo laga dareemayo qaban qaabada soo dhaweyntooda.

Ujeedada iyo safarka aya ku tegayaan magaalada Dhuusa-Mareeb ayaa ah sidii loo xalin lahaa khilaaf ka dhashay guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug ee dowladdu magacawday.

- Advertisement -

Wefdigaan ayaa maalmaha soo socda kulamo la qaadab doona hogaanka Ahlusunna oo dhaliilsan guddiga farsamada maamul u samaynta maamulka Galmudug,si khilaafkaas xal looga faaro dibna loo amba qaado shaqada dhismaha Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories