HomeWararMuwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya kooxo hubaysan  in ay dileen muwaadin Soomaali ah oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaalida ee ganacsiyada ku leh gudaha dalkaas. Allaha u naxariistee muwaadinka Soomaaliga ah ee la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Abdijibaar Abdullaahi jimcaale,waxaana lagu dilay deegaano ka fog Magalada Johannesburg oo ganacsi uu u […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya kooxo hubaysan  in ay dileen muwaadin Soomaali ah oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaalida ee ganacsiyada ku leh gudaha dalkaas.

Allaha u naxariistee muwaadinka Soomaaliga ah ee la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Abdijibaar Abdullaahi jimcaale,waxaana lagu dilay deegaano ka fog Magalada Johannesburg oo ganacsi uu u lahaa kadib markii ay goobtiisa ganacsi ugu galeen koox burcad ah oo hubaysan.

- Advertisement -

Ganacsato kale oo Soomaali ah kuna nool dalka Koonfur Africa ayaa dalsan u xaqiijisay in xalay la dilay Allaha u naxariistee Abdullaahi jimcaale,iyada oo ay xusid mudantahay sidaan oo kale in dhowr jeer loo dilay Ganacsato Soomaaliyeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories