HomeWararCiidamada Turkiga oo qabsaday kala-bar magaalada Ras al-Ain

Ciidamada Turkiga oo qabsaday kala-bar magaalada Ras al-Ain

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Ciidamada Turkiga iyo xulufadooda Syria ayaa qabsaday dhul badan oo ka mid ah magaalada muhiimka ah ee Ras al-Ain, halkaasi oo dagaal-yahannada Kurdiyiinta ay iska cabin xoogan ka sameynayeen, waxaa sidaas sheegtay hay’ad la socota dagaallada Syria.

“Duqeyn xooggan ayaa ku socotay Ras al-Ain saddexdii maalmood ee tagay,” waxaa sidaas yiri Rami Abdel Rahman oo ah madaxa hay’adda fadhigeedu yahay Britain ee la socoshada xuquuqda aadanaha Syria.

Ciidamada Turkiga iyo dagaal-yahannada ay taageerayaan ee Carabta iyo Turkmen-ka Syria ayaa “la wareegay kala bar magaalada Ras al-Ain, sida uu sheegay Rami.

Ciidamada Kuridiyiinta ay hogaamiyaan ee koxoda SDF, oo ay ka awood badiyeen ciidamada Turkiga ee dhulka iyo cirka ayaa lumiyey dhul ballaaran oo ku teedsan xuduudda Turkiga, tan iyo markii hawl-galka uu billowday 9-kii October.

Hase yeeshee, waxay daafac xooggan ka galeen magaalada Ras al-Ain, ayaga oo dhistay aagag dhulka hoostiisa ah oo adag, taasi oo awood u siisay in muddo toddobaad ah ay iska caabiyaan ciidamada Turkiga hoggaaminayo.

Si kastaba, iska caabintaas ayaa qarka u saaran inay soo geba gebowdo, ayada oo maanta ay ciidamada Turkiga gacanta ku hayaan bar ka mid ah magaalada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories