HomeWararMuwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Canada

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Canada

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wararka ka Imaanaya Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ah dadka dalkaas kunool. Rag hubeysan ayaa Muwaadinka ku dilay goob ku taalla Magaalada Toronto,waxaana geeridiisa xaqiijiyay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku sugan dalkaas. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Farhan Jamac,kaasi […]

- Advertisement -

Wararka ka Imaanaya Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ah dadka dalkaas kunool.

Rag hubeysan ayaa Muwaadinka ku dilay goob ku taalla Magaalada Toronto,waxaana geeridiisa xaqiijiyay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku sugan dalkaas.

- Advertisement -

Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Farhan Jamac,kaasi oo kamid ahaa dhalinyarada sida weyn looga yaqaanay Magaalada Toronto,isla markaana ahaa Nina aad u firfircoon.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayaan in ragii hubeysnaa goobta ay ka dhaqaaqeen,kadib markii ay dilka u geysteen Farhan Jamac.

Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa xiliyada qaar waxaa ka dhaca falal kala duwan oo loo heysto Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaas kunool.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories