HomeWararSawirro:-Madaxdii ka qeyb gashay Caleemo-saarkii Axmed Madoobe oo Martiqaad loo sameeyay

Sawirro:-Madaxdii ka qeyb gashay Caleemo-saarkii Axmed Madoobe oo Martiqaad loo sameeyay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose marti qaad ugu sameeyay Martidii ka qaybgashay Munaasabada Caleemo-saariisa. Madaxda Martiqaadka loo samneeyay ayaa waxaa kamid ah Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed  iyo Xasan Sheekh Maxamuud,Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni,Madaxweyneyaashii hore ee Koonfur Galbeed  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose marti qaad ugu sameeyay Martidii ka qaybgashay Munaasabada Caleemo-saariisa.

Madaxda Martiqaadka loo samneeyay ayaa waxaa kamid ah Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed  iyo Xasan Sheekh Maxamuud,Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni,Madaxweyneyaashii hore ee Koonfur Galbeed  iyo Galmudug.

- Advertisement -

Sidoo kale Wafduud Axmed Madoobe uu marti qaadka ugu sameeyay ayaa waxaa ku jiray Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan C/Shakuur Warsame iyo xubno kale,kuwaasi oo Kismaayo uga qeyb galay Xaflada lagu Caleemo-saarayay Madaxweynaha Jubbaland.

Ugu dambeyntii Madaxdan ayaa Axmed Madoobe uga mahadceliyay sida wanaagsan ee uu u qaabiley,isla markaana duleedka Kismaayo ugu sameeyay marti qaad heerkeedu aad u sameeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts