HomeWararSawirro:-Duqa Muqdisho oo qaabiley Wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Sawirro:-Duqa Muqdisho oo qaabiley Wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Xarunta aqalka dowlada hoose Xamar ayuu guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) kulan kula qaatay madaxda fulinta Hey’adda Q.M u qaabilsan arimaha socdaalka ee I.O.M Mss Dyane Epstein waxaana kulankani goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenada maamulka Gobolka Banaadir iyo Xog’hayaha guud ee gobolka.

Masuuliyiinta labada dhinac ayaa qodobadii ay kawada hadleen waxaa kamid ah sidii loo dardargalin lahaa mashriicda horumarineed ee laga fulinaayo Caasimadda JFS ee Muqdisho shaqa abuurka dhallinyarada iyo arimaha la xariira maareenta barakacayaasha.

Madaxda fulinta Hey’adda Q.M u qaabilsan arimaha socdaalka ee IOM Mss Dyane Epstein ayaa kulanka kadib la hadashay warbaahinta.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) waxa uu sheegay in hey’ada I.O.M iska kaashan doonaan qorshaha horumarinta degmooyinka gobolka Banaadir.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories