HomeCaalamkaDalabka xilka qaadista Donald Trump oo sii kordhaysa iyo qiyaano Qaran oo...

Dalabka xilka qaadista Donald Trump oo sii kordhaysa iyo qiyaano Qaran oo lagu eedeynayo

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga dimoqraadiga, Joe Biden ayaa arbacadii ku baaqay in xilka laga xayuubiyo madaxweyne Donald Trump, oo uu sheegay inuu “qiyaanay” Mareykanka.

“Si loo ilaaliyo dastuurkeena, dimqoraadiyadeenna, iyo sharafteena aas-aasiga ah, waa in xilka laga qaadaa” ayuu Biden u sheegay weriyayaasha oo uu kula hadlay gobolka New Hampshire, isaga oo codkiisa ku biiriyey musharaxiinta kale ee dimoqraadiga.

- Advertisement -

“Waxa uu dal-daloollo u yeelayaa dastuurka, mana ogolaan karno inuu taas ku guuleysto” ayuu yiri Biden.

Hase yeeshee Trump ayaa saadaaliyey in Maxkamadda Sare ee Mareykanka ay noqon doonto midd xalka ugu dambeeya ka gaarta dagaalkan siyaasadeed.

Trump oo diiday in Aqalka Cad uu dimqoraadiga kala shaqeeyo barista xil ka-xayuubin ee ay wadaan, ayaa sheegay in xisbigiisa Jamhuuriga “loola dhaqmay si xun.”

- Advertisement -

Dhinaca kale, ra’yi uruurin uu sameeyey taleefishinka Fox News ee inta badan loo arko inuu madaxweynaha taagero, ayaa muujisay in 51% dadka ay doonayaan in Trump xilka laga xayuubiyo.

Xigasho VOA-Somali

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories