HomeCaalamkaTurkiga oo weerar ku qaaday Waqooyiga Suuriya

Turkiga oo weerar ku qaaday Waqooyiga Suuriya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ciidamada Turkiga ayaa waxay bilaabeen duulaan ay ku qaadeen Waqooyi bari Suuriya taasi oo horseedaysa in iska hor imaad toos uu dhexmaro xoogaga kurdiyinta ee gacan saarka la leh Mareykanka. Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in howlgalkan uu yahay “mid lagu abuurayo goob amaan ah ” oo laga nadiifiyay xoogaga kurdiyiinta islamarkana ay […]

- Advertisement -

Ciidamada Turkiga ayaa waxay bilaabeen duulaan ay ku qaadeen Waqooyi bari Suuriya taasi oo horseedaysa in iska hor imaad toos uu dhexmaro xoogaga kurdiyinta ee gacan saarka la leh Mareykanka.

Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in howlgalkan uu yahay “mid lagu abuurayo goob amaan ah ” oo laga nadiifiyay xoogaga kurdiyiinta islamarkana ay goobtaani noqoto mid marti galiso qaxootiga reer Suuriya.

- Advertisement -

Duulaankan ayay sheegeen kooxda Kurdiyinta in uu sababi doono khasaaro soo gaara dadka rayidka ah.

Ciidamada dhulka ee Turkiga ayaa sidoo kale ilaalo wayn ka haya xuduuda Suuriya iyo Turkiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories