HomeWararWasiir Caadle oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii D/Buulo-burte iyo Duqa Magaalada

Wasiir Caadle oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii D/Buulo-burte iyo Duqa Magaalada

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa xilka looga qaaday Guddoomiyihii Degmada Buulo-burte iyo Duqii  Magaaladaas. Liibaan Cabdi Nuur (Burisow) oo ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyadda Buulo-burte ayaa si KMG ah loogu Magaacabay Guddoomiyaha Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan,kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee […]

- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa xilka looga qaaday Guddoomiyihii Degmada Buulo-burte iyo Duqii  Magaaladaas.

Liibaan Cabdi Nuur (Burisow) oo ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyadda Buulo-burte ayaa si KMG ah loogu Magaacabay Guddoomiyaha Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan,kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee Cabdicasiis Cabdullaahi Cabdi.

- Advertisement -

Sidoo kale Wareegtada ka soo baxay Wasiirka Arrimaha gudaha Hirshabeelle oo ku taariikheysan 6-ka Bishan October ayaa waxaa xilkii looga qaaday Duqii Degmada Buulo-burte Maxamed Fiidow Cawaale.

Dhammaan hay’addaha amniga iyo shacabka Buulo-burte ayaa waxaa la faray inay la shaqeeyaan Liibaan Cabdi Nuur (Burisow) si uu u guto Waajibaadkiisa Shaqo.

Hoos ka Akhriso Wareegtada xilka qaadista.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories