HomeWararMadaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyay Jabhadda Korneyl Caarre Shuruudna ku xiray...

Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyay Jabhadda Korneyl Caarre Shuruudna ku xiray korneyl-ka

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta waxaa uu shaaciyay inuu Cafis u fidiyay dhammaan Ciidamada la socda Kornayl Siciid Cawil Caarre oo ka soo goostay Somaliland,isla markaana muddo ka soo horjeeday. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa uu shuruud xiray inuu ku xiray Cafis u fidiyo Korneyl Caare,waxaana uu Shuruudaas ka dhigay in Caare uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta waxaa uu shaaciyay inuu Cafis u fidiyay dhammaan Ciidamada la socda Kornayl Siciid Cawil Caarre oo ka soo goostay Somaliland,isla markaana muddo ka soo horjeeday.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa uu shuruud xiray inuu ku xiray Cafis u fidiyo Korneyl Caare,waxaana uu Shuruudaas ka dhigay in Caare uu Somaliland Cafis ka dalbado.

- Advertisement -

Hadalka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu yimid kadib markii Maanta uu kulan la qaatay madaxda dhaqanka Beesha uu ka soo jeedo Caarre,isla markaana heshiis wada-gaaray.

Kornayl Siciid Cawil Caarre ayaa horey uga tirsanaa Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Somaliland,hayeeshee waxaa uu ka soo goostay,isagoona sameystay Koox Jabhad ah,kuwaasi oo dhowr jeer dagaal sababay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ka galay Ciidanka Somaliland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts