HomeWararHoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya oo lagu dhagan yahay

Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya oo lagu dhagan yahay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ilaa 6-xildhibaan oo Asal ahaan Soomaali ah oo uu kamid yahay Aadan Barre Ducaale oo ah Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Barlamaanka Kenya ayaa waxaa ku socoto baaritaano la xiriira inay heystaan dhalashooyin dalal kale. Aadan Barre Ducaale ayaa iska fogeeyay eedeymo loo soo jeediyay ee ah inuu heysto dhalasho Muwaadinnimo oo aan aheyn Somalia iyo Kenya,isagoo ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilaa 6-xildhibaan oo Asal ahaan Soomaali ah oo uu kamid yahay Aadan Barre Ducaale oo ah Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Barlamaanka Kenya ayaa waxaa ku socoto baaritaano la xiriira inay heystaan dhalashooyin dalal kale.

Aadan Barre Ducaale ayaa iska fogeeyay eedeymo loo soo jeediyay ee ah inuu heysto dhalasho Muwaadinnimo oo aan aheyn Somalia iyo Kenya,isagoo ku dooday inuu weligiis qaadan dhalashada dal kale.

- Advertisement -

Hadalkaas Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya  ayaa waxaa uu yimid kadib markii Guddiga la-dagaalanka Musuqa dalka Kenya ay bilaabeen baaritaano la xiriira eedeymo loo heysto dhowr Xildhibaan iyo Mas’uuliyiin dowladeed oo dalkaas ka tirsan oo la sheegay inay heystaan laba dhasho.

Madaxda Guddigaas ayaa waxaa uu tilmaamay in Guddiga la-dagaalanka Musuqa Kenya uu qaadi doono tallaabooyin,isla markaana ay suurta gal tahay in Saraakiisha iyo Xildhibaanada lagu helo eedeeymahaas laga xayuubin doono  xilalka ay hayaan.

Hogaamiyaha Aqlabiyadda Barlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale oo Asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya lagana soo doortay deegaalkiii hore ee INFD ee Waqooyi Bare dalkaas ayaa waxaa uu sheegay inuu yahay Muwaadin Kenyan ah oo daacad ah,isla markaana uusan heysan dhalasho dal kale

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts