HomeWararFaah faahin:-Dagaal ka dhacay deegaan ka tirsan Gobolka Hiiraan

Faah faahin:-Dagaal ka dhacay deegaan ka tirsan Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal Xoogan oo ka dhacay Gobolka Hiiraan,kaasi oo u dhexeeyay Ciidamo ka tisan kuwa dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab. Dagaalkan ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan,waxaana lagu soo waramayaa inuu ahaa mid xoogan oo labada dhinac ay isdhaafsadeen […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal Xoogan oo ka dhacay Gobolka Hiiraan,kaasi oo u dhexeeyay Ciidamo ka tisan kuwa dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab.

Dagaalkan ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan,waxaana lagu soo waramayaa inuu ahaa mid xoogan oo labada dhinac ay isdhaafsadeen rasaas socotay muddo ku dhow hal saac.

- Advertisement -

Sidoo kale dadka deegaanka ayaa waxaa  ay sheegeen in dagaalkan uu yimid kadib markii rag hubeysan Al-shabaab ay weerar kusoo qaadeen Saldhig Ciidanka dowladda ay ku leeyihiin deegaanka Halgan,iyadoona sidaas uu dagaalka ku bilowday.

Khasaaro kala duwan ayaa lagu waramayaa inuu lka dhashay dagaalkii dhexmaray Ciidanka dowladda iyo Al-shabaab, in kastoo aan si dhab loo Cadeyn inta uu la egyahay.

Inta badan Al-shabaab ayaa weeraro kala duwan ku qaada Saldhigyada Ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin deegaano ka tirsan Gobolada dalka,waxaana ka dhasha Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories