HomeWararDaahir Geelle oo dhaliin u jeediyay dowladda Madaxweyne Farmaajo

Daahir Geelle oo dhaliin u jeediyay dowladda Madaxweyne Farmaajo

Date:

Related stories

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Sheekh Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dowladda Madaxweyne Farmaajo iyo arrimo kale. Daahir Geelle ayaa siweyn u dhaliilay qaabka ay wax u wado dowladda Federaalka,isagoo ku dheeraaday ka hadlay qalalaadkii ay galeen Madaxda haatan jirta. Sidoo kale Daahir Geelle ayaa waxaa uu sheegay in […]

- Advertisement -

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Sheekh Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dowladda Madaxweyne Farmaajo iyo arrimo kale.

Daahir Geelle ayaa siweyn u dhaliilay qaabka ay wax u wado dowladda Federaalka,isagoo ku dheeraaday ka hadlay qalalaadkii ay galeen Madaxda haatan jirta.

- Advertisement -

Sidoo kale Daahir Geelle ayaa waxaa uu sheegay in qalalaadkii ugu weynaa ay gashay dowladda intii uu ka tirnaa ay aheyd weerarkii lagu qaaday Guriga C/raxmaan C/Shakuur iyo tallaabadii diyaaradda looga xayiray Madaxweynihii hore Sheekh Shariif.

Waxaa uu tilmaamay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya in weerarkii C/raxmaan C/Shakuur uu abuuri karo Marxad Cusub iyo xurmo daro ku timaado siyaasiga Soomaaliga.

Ugu dambeyntii Daahir Geelle ayaa xusay in la joogo xilligii uu dhaxalka reebi lahaa Madaxweyne Farmaajo,waxaana uu ugu baaqay Madaxweyanaha inuu isku keeno dadka Soomaaliyeed si uu taariikhda u galo

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories