HomeWararSomalia iyo Jarmalka oo kala saxiixday Heshiis Cusub

Somalia iyo Jarmalka oo kala saxiixday Heshiis Cusub

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Dowladaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa kala saxiixday heshiis cusub oo ay galeen labada dhinac kaas oo ay Jarmalku ugu deeqayso Somalia adduun lacageed gaaraya Million EUROS kaas oo wax looga qabanayo arrimaha hormarinta qaranka. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Amb Jamaal M. Xasan ayaa saxiixay Iskaashiga Laba geesoodka ah oo qiimahiisu yahay 66 Million EUROS oo […]

- Advertisement -

Dowladaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa kala saxiixday heshiis cusub oo ay galeen labada dhinac kaas oo ay Jarmalku ugu deeqayso Somalia adduun lacageed gaaraya Million EUROS kaas oo wax looga qabanayo arrimaha hormarinta qaranka.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Amb Jamaal M. Xasan ayaa saxiixay Iskaashiga Laba geesoodka ah oo qiimahiisu yahay 66 Million EUROS oo ay ku yaboohday Jamhuuriyadda Federaalka ee Jarmalka.

- Advertisement -

Talaabadan ayaa ah mid horusocod u ah geediga Dhismaha dalka, waxa ayna lacagtan wax loogu qaban doonaa dhinacyada Farsamada gacanta, Arrimaha Bani”aadmimada iyo Arrimaha Bulshada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories