HomeWararPuntland oo dalbatay in wada-hadal ay la gasho dowladda Federaalka

Puntland oo dalbatay in wada-hadal ay la gasho dowladda Federaalka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Shirka Iskaashiga Soomaaliya ee shalay ka furmay Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Shirkaas Puntland aysan Qayb-galin,waxaana xusay in sababta uu ku tilmaamay inay tahay in Puntland oo aheyd Hooyadii Faderaalka aan lagala tashan Shirka,isla markaana ay ka arkeen baraha Buulshada.  “Waxaan aad […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Shirka Iskaashiga Soomaaliya ee shalay ka furmay Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Shirkaas Puntland aysan Qayb-galin,waxaana xusay in sababta uu ku tilmaamay inay tahay in Puntland oo aheyd Hooyadii Faderaalka aan lagala tashan Shirka,isla markaana ay ka arkeen baraha Buulshada.

- Advertisement -

 “Waxaan aad uga xunahay Shirka noocaas ah intaas le’eg, in Puntland aan laga tala galin in Puntland ay baraha bulshada ka aragtay ajandaha shirka iyo sida uu u dhiganyahay, in Puntland ay ka aragtay waxa loo yaqaan Communique ama wixii kasoo bixi lahaa shirka oo diyaarsan, waxaan ka xunahay markii aan hubsanay inay arrimahaas sidaas ujiraan oo aan talo kulahayn,”ayuu yiri Madaxweyne Saciid Deni.

Dhinaca kale Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Puntlandm Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay wada-hadal furan ay la gasho dowladda Federaalka Soomaaliya,isagoo xusay in Madaxda dowladda ay kul kala duwan yihiin Argtiyada oo kaliya.

Si kastaba Shirka Iskaashiga Soomaaliya ee shalay ka furmay Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeyb gelin Madaxad maamul Goboleedyada Jubbaland,Galmudug iyo Puntland,iyagoona qaadacay Shirkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories