HomeWararSawirro:-Wajiga 2-aad ee Diiwaan-galinta Ciidanka CXD oo ka bilaabatay Dhuusamareeb

Sawirro:-Wajiga 2-aad ee Diiwaan-galinta Ciidanka CXD oo ka bilaabatay Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka  gaar ahaan Hogaannada Caafimaadka , Hogaanka Maaliyada , iyo hogaanka Ciidanka ayaa si rasmi ah Qaybta 21-aad kaga Bilaabey Howsha wajiga Labaad ee Nidaaminta Habka Diiwaanka Ciidanka Xoogga Dalka. Qorshaha wajiga labaad ayaa lagu hubinayaa Caafimaadka Ciidamada iyadoo Askarigu uu yeelanayo xog keyd ah oo dhameystiran si loo ogaado warbixinta Guud […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka  gaar ahaan Hogaannada Caafimaadka , Hogaanka Maaliyada , iyo hogaanka Ciidanka ayaa si rasmi ah Qaybta 21-aad kaga Bilaabey Howsha wajiga Labaad ee Nidaaminta Habka Diiwaanka Ciidanka Xoogga Dalka.

Qorshaha wajiga labaad ayaa lagu hubinayaa Caafimaadka Ciidamada iyadoo Askarigu uu yeelanayo xog keyd ah oo dhameystiran si loo ogaado warbixinta Guud ahaan askarta Ciidanka Xoogga Dalka.

- Advertisement -

Wajigan labaad oo dhowaan uu daah furay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Lagu wadaa in ay Maraan dhamaan ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Guud ahaan Dalka waxaana sidaa sheegey Madaxa Hogaanka Caafimaadka Ciidanka Xoogga Dalka Dr.Mahad Cabdulaahi Nuur.

Abaanduulaha Qaybta 21aad ahna Kusimaha Taliyaha Qaybta G/Le Aadan siyaad Cabdi ayaa Dhankiisa Tilmaamey in Howshani ay Fududeyn doonto la socoshada Xaalada Ciidanka

Howshan waxaa qayb ka Qaatey Dhaqaatiir ka Socotay Ururka Dhaqaatiirta Galmudug oo Caawinaad la garab taagneyd Howlaha ciidamada ee socda.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories