HomeCaalamkaXoghaye Mike Pompeo oo Cadaadis lagu saarayo in uu soo bandhigo sirta...

Xoghaye Mike Pompeo oo Cadaadis lagu saarayo in uu soo bandhigo sirta Trump

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Xisbiga Dimuquraadiga ah ayaa amar ku siiyey Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Mike Pompeo in uu soo gudbiyo qoraallo la xiriira heshiisyo uu Madaxweyne Trump la galay xukuumadda Ukraine. Warqad ay qoreen saddexda qof ee madaxda u ah guddiyada Aqalka Hoose ayaa Mr Pompeo amar ku siiyey in uu dukumentiyadaas ku soo gudbiyo muddoo toddobaad […]

- Advertisement -

Xisbiga Dimuquraadiga ah ayaa amar ku siiyey Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Mike Pompeo in uu soo gudbiyo qoraallo la xiriira heshiisyo uu Madaxweyne Trump la galay xukuumadda Ukraine.

Warqad ay qoreen saddexda qof ee madaxda u ah guddiyada Aqalka Hoose ayaa Mr Pompeo amar ku siiyey in uu dukumentiyadaas ku soo gudbiyo muddoo toddobaad gudihiis ah.

- Advertisement -

Tallaabadan ugu dambaysay ayaa cirka ku sii shareertay hadal haynta ah in madaxweynaha xilka laga tuuro.

Amarkan yeedhamada ah waxa u diray qof ka wakiilka gudoomiyeyaasha gudiyada arimaha dibadaa iyo sirdoonka iyo la socodka oo baadhaya inta ay leegtahay halista uu nabadgelyada qaranka geliyey xidhiidhka madaxweyne Trump la yeeshay xukuumadda Ukraine.

Shan sarkaal oo ka tirsan wasaarada arimaha dibada oo dhamaantood warkii qofka arinta fashiliyey sheegay lagu magac dhabay ayaa iyagana la faray inay gudiyada hortagaan.

- Advertisement -

 

BBC Somalia 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories