HomeWararQeylo dhaan kasoo yeertay Shacabka Gobolada Gedo iyo Jubbada Hoose

Qeylo dhaan kasoo yeertay Shacabka Gobolada Gedo iyo Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Maanta waxaa kulan deg deg ah ku yeesgay Guddiga arrimaha bulshada ee Gollaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Jubbaland,iyadoo kulan looga hadlay arrimo kala duwan. Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray inta uu socday qeyla-dhaanta abaareed ee kasoo yeereysay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo iyo qaybo ka mid ah Gobolka […]

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Maanta waxaa kulan deg deg ah ku yeesgay Guddiga arrimaha bulshada ee Gollaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Jubbaland,iyadoo kulan looga hadlay arrimo kala duwan.

Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray inta uu socday qeyla-dhaanta abaareed ee kasoo yeereysay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo iyo qaybo ka mid ah Gobolka Jubbada Hoose ee maamulka Jubbaland.

- Advertisement -

Guddiga arrimaha bulshada ee Gollaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa si qota dheer faahfaahin uga bixiyay goobaha ay sida gaar ah uga taaganyihiin abaaruhu waxa ayna sheegeen in si gaar ah saameyn ugu yeesheen dadka xoola dhaqatada ah.

Waxa ay baaq u direen Dowladda Federaalka Soomaaliya,Dowlad Goboleedka Jubbaland,Hay’adaha samafalka in si deg deg ah looga geysto abaaraha ka taagan deegaanada Jubbaland gaar ahaan Gobolka Gedo oo ay qayla dhaanta ugu badani ka timid.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories