HomeWararWararkii ugu dambeeyay qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararkii ugu dambeeyay qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay Isgooysa Soobe ee magaalada Muqdisho waxaana qabsaday gaari nooca aan xabadu ka rin ah kaas oo wax yeelo xoogan ay soo gaartay sida ay muujinayaan sawiro laga soo qaaday. Qaraxa ayaa loo malaynayaa in uu yahay mid lagu dhejiyay gaariga lamina sheegin cida leh gaariga qaraxu uu qabsaday,waxaana dhowr […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay Isgooysa Soobe ee magaalada Muqdisho waxaana qabsaday gaari nooca aan xabadu ka rin ah kaas oo wax yeelo xoogan ay soo gaartay sida ay muujinayaan sawiro laga soo qaaday.

Qaraxa ayaa loo malaynayaa in uu yahay mid lagu dhejiyay gaariga lamina sheegin cida leh gaariga qaraxu uu qabsaday,waxaana dhowr daqiiqo hakad galay isu socodka dadka iyo gaadiidka.

- Advertisement -

Qaraxaan ayaa waxa uu ku soo adaaya iyada oo sidaan oo kale qarax miino waxada Shaqaalaha habeeno ka hor lagula eegtay gaari uu la socday xildhibaan ka tirsan golaha shacabka oo lagu magacaabo C/qaadir Carabow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories