HomeWararWararkii ugu dambeeyay Dagaal culus oo ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal culus oo ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Warar  dheeraad ah ayaa laga helayaa  dagaal xooggan  oo Ciidamada maamulka Jubbaland iyo dagaalamayaasha  Al-Shabaab ku dhex-maray deegaan duleedka ka ah Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose. Dad deegaanka ah ayaa warbahinta u sheegay in dagaalku uu yimid ka ggadaal markii xubno ka tirsan  Al-Shabaab ay weerar gaadma ah ay ku soo qaadeen deegaanka Cabdalla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar  dheeraad ah ayaa laga helayaa  dagaal xooggan  oo Ciidamada maamulka Jubbaland iyo dagaalamayaasha  Al-Shabaab ku dhex-maray deegaan duleedka ka ah Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose.

Dad deegaanka ah ayaa warbahinta u sheegay in dagaalku uu yimid ka ggadaal markii xubno ka tirsan  Al-Shabaab ay weerar gaadma ah ay ku soo qaadeen deegaanka Cabdalla Biroole oo saldhig milatari oo weyn ay ku leeyihiin ciidamada maamulkaas.

- Advertisement -

Intaas kadib ayaa waxaa dhacay dagaal qaraar oo faraha la iskaga gubtay waxaana uu socda ku dhawaad 30-daqiiqo sida saraakiil iyo dadka deegaankuba ay sheegeen waxaana ka dhashay khasaare is kugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray dhinacyada dagaalamay.

Wararka ugu dambeeya ewe aan halkaas ka helayno ayaa tilmaamay in ay socdaan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan ciidamada maamulka Jubbaland hase’ahaate ma jirto cid ay ku soo qabteen,iyada oo ay xusid mudantahay in aysan aheyn markii ugu horeysay oo Alshabaab ay weeraraan deegaanka Cabaddalla Biroole.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts