HomeWararDhageyso:- Heshiiska Beelihii ku dagaalamay Xeraale iyo Huurshe oo la dhamays tiray

Dhageyso:- Heshiiska Beelihii ku dagaalamay Xeraale iyo Huurshe oo la dhamays tiray

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Xili Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Somalia Xasan Cali Kheyre uu booqasho ku tegay dhowr jeer deegaanada Xeraale iyo Huurshe is loo dhameeyo colaad in mudda ah soo kala dhex tiilay dadka dega deegaanadaas ayaa shalay la dhameystiray Heshiiskaas. Goob fagaara ah oo uu ka dhacay heshiiska dhameystirka ah waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xili Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Somalia Xasan Cali Kheyre uu booqasho ku tegay dhowr jeer deegaanada Xeraale iyo Huurshe is loo dhameeyo colaad in mudda ah soo kala dhex tiilay dadka dega deegaanadaas ayaa shalay la dhameystiray Heshiiskaas.

Goob fagaara ah oo uu ka dhacay heshiiska dhameystirka ah waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowladda odayaasha labada dhinac iyo shacab aad u fara badan kuwaas oo la iskugu keenay halkaas si ay goobjoog uga noqdaan qodobada la kala saxiixanayay.

- Advertisement -

Waxayaabaha lagu heshiiyay ayaa waxaa ku jira in labada dhinac ay soo wareejiyaan hubka u yaalla deegaanada Xeraale Huurshe iyo meelo kale si looga baaqsado dagaal mar kale soo laabta iyo in si joogta ah looga shaqeeyo hubinta hirgelinta heshiiska iyo cidda jebisa.

Dadka deegaanka oo ka hadlay madasha lagu saxiixay heshiiskaan ayaa cadeeyay in ay aad ugu faraxsanyihii dib u soo laabashada nolosha deegaanadaas oo dhalinyaro badan ay ka hareen waxbarashadoodii sababo la xiriira colaadda daba dheeraatay

Halkaan Ka Dhageyso Codka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts