HomeWararDhageyso:-C/weli Gaas oo Buug uu qoray uga sheekeeyay qiso dhex martay isaga...

Dhageyso:-C/weli Gaas oo Buug uu qoray uga sheekeeyay qiso dhex martay isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheikh 2012

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan dalka Maraykanka ayaa muddooyinkii dambe waxa uu ku soo bandhigayay bug uu qoray oo ka hadlaya caqabadihii uu la kulmay intii uu ahaa madaxweynaha Puntland iyo Ra’iisul Wasaarihii Somalia. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in sanadkii 2012-kii uu xafiiskiisa ugu ymid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan dalka Maraykanka ayaa muddooyinkii dambe waxa uu ku soo bandhigayay bug uu qoray oo ka hadlaya caqabadihii uu la kulmay intii uu ahaa madaxweynaha Puntland iyo Ra’iisul Wasaarihii Somalia.

C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in sanadkii 2012-kii uu xafiiskiisa ugu ymid isaga oo Ra’iisul Wasaare ah Xasan Sheikh Maxamuud oo markaas ahaa musharax madaxweyne isla markaana ay kala qabsatay qiso layaab leh.

- Advertisement -

Markii uu qaabilay Xubnaha uu ka mid yahay Xasan Sheikh iyo C/kariin Guuleed ayuu sheegay in Xasan uu ka codsaday in uu u tanaasulo si uu fursad ugu helo ku guulaysahsda madaxtinimada hase’ahaate waxa uu sheegay in uu aad ula yaabay sida uu ugu dheeraday in uu xafiiskiisa ugu yimaado isaga oo shacab ah codsanayana in uu u tanaasulo Ra’iisul Wasare.

Halkaan Ka Dhageyso Codka C/weli Maxamed Cali Gaas

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.