HomeCaalamkaHaween taageeraayey kooxda Daacish oo gacanta lagu dhigay

Haween taageeraayey kooxda Daacish oo gacanta lagu dhigay

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Ciidamada Boliiska dalka Singapore ayaa xabsiga dhigay sadex hween oo lagu eedeeyay in ay taageero dhaqale u fidin jirene koxda Islaamiga ah ee Daacish. Haweenkaan oo ka soo jeeda dalka Indonisiya,waxaa muddo u dhaxeysa lix ilaa 13-sano ay ahaayeen  shaqaale ka xoogsada Gudaha dalka Singabuur . Sadexdaasi haween ayaa kala ah Anindia Afiyantari, oo 33-sano  […]

- Advertisement -

Ciidamada Boliiska dalka Singapore ayaa xabsiga dhigay sadex hween oo lagu eedeeyay in ay taageero dhaqale u fidin jirene koxda Islaamiga ah ee Daacish.

Haweenkaan oo ka soo jeeda dalka Indonisiya,waxaa muddo u dhaxeysa lix ilaa 13-sano ay ahaayeen  shaqaale ka xoogsada Gudaha dalka Singabuur .

- Advertisement -

Sadexdaasi haween ayaa kala ah Anindia Afiyantari, oo 33-sano  jir ah, Retno Hernayani oo 36-sano jir ah  iyo Turmini oo 31-sano jir ah, waxayna samaysteen shabakad xiriirka qadka ah oo ay la wadaageen kooxda ISIL.

Dowladda ayaa sheegtay in saddexda haween ay sidoo kale ahaayeen kuwo gacansaar la leh shabakado shisheeye oo ka dambeeya argagixisada caalamka,waxaana warku intaa ku daray in xarigga haweenkaasi uu muujinaayo sii socoshada fikirka qaldan ee kooxda. ISIL.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories