HomeCaalamkaQaramada Midoobey oo baaq u dirtay wadamada Caalamka

Qaramada Midoobey oo baaq u dirtay wadamada Caalamka

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in isbadalka cimilada ay tahay arin muhiim ah oo wajahaya dunida maanta,isla markaana loo baahan yahay in wadamada caalamka ay ku dhaqaaqaan sidii hoos loogu dhigi lahaa sare u kaca heerkulka ee saameeyay dadka dunida.

Isaga oo ka hadlaya Shirweynaha Cimilada ee New York wuxuu u sheegay in xaaladda cilimada ay ka sii dareyso,isla markaana loo baahan yahay in hoggaamiyeyaashu ay qaataan go’aanno adag oo wax looga qabto dhibaatada.

- Advertisement -

“Waan lumineynaa dadaalka aan ugu jirno xagga horumarka,” ayuu yidhi Guterres oo intaa raaciyay in Isbedelka cimilada uu si xawli ah u socdo marka loo eego heerka aan maanta joogno.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay laga soo bilaabo sanadkii 2017-kii wuxuu ka shaqeeyey sidii loo xallin lahaa iskudhacyadii ugu dhimashada badnaa ee ka dhacay dunida.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories