HomeCaalamkaQaramada Midoobay oo soo dhaweysay War kasoo baxay kooxda Xuutiyiinta

Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay War kasoo baxay kooxda Xuutiyiinta

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ergeyga Qaramada Midoobey ee u xilsaaran dalka Yemen ayaa soo dhoweeyay yabooha ka yimid kooxda fallaagada ah ee Xuutiyiinta,kaas oo ku saabsan in ay joojinayaan weerarada ay ku hayaan dalka Sacuudi Carabiya. Martin Griffiths ayaa hadal uu soo gudbiyay ku sheegay in fulinta baaqaasi ay tahay farriin adag oo soo afjari kara sanado badan oo […]

- Advertisement -

Ergeyga Qaramada Midoobey ee u xilsaaran dalka Yemen ayaa soo dhoweeyay yabooha ka yimid kooxda fallaagada ah ee Xuutiyiinta,kaas oo ku saabsan in ay joojinayaan weerarada ay ku hayaan dalka Sacuudi Carabiya.

Martin Griffiths ayaa hadal uu soo gudbiyay ku sheegay in fulinta baaqaasi ay tahay farriin adag oo soo afjari kara sanado badan oo ay jireen colaado daadiyay dhiig aad u fara badan..

- Advertisement -

Baaqa Xuutiyiinta ayaa yimid todobaad ka dib markii la weeraraay goobaha muhiimka u ah soo saaridda saliidda shiidaalka ee dalka Sacuudida,taas oo ay sheegteen kooxdaasi,balse Q.Midoobay ay ku andacoodeen in gantaal Kuruus ah oo ka yimid Iiraan lala beegsaday xarumaha shiuidalka ee Sacuudiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories