HomeWararAkhriso:-Puntland oo Cambaareysay Xayiraadii Maanta la saaray Sheekh Shariif

Akhriso:-Puntland oo Cambaareysay Xayiraadii Maanta la saaray Sheekh Shariif

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa lagu Cambaareeyay Xayiraadda Socdaal ee dowladda Federaalka Soomaaliya saartay Shacabka Jubbaland iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Sido kale Puntland ayaa sheegtay in falkii Maanta lagu xayiray diyaaradii uu Kismaayo u raaci lahaa Sheekh Shariif uu yahay mid jebinaya Dastuurka dowladda […]

- Advertisement -

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa lagu Cambaareeyay Xayiraadda Socdaal ee dowladda Federaalka Soomaaliya saartay Shacabka Jubbaland iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Sido kale Puntland ayaa sheegtay in falkii Maanta lagu xayiray diyaaradii uu Kismaayo u raaci lahaa Sheekh Shariif uu yahay mid jebinaya Dastuurka dowladda Federaalka Soomaaliya,isla markaana ku saabsan dhanka Xoriyadda iyo Socdaalka Muwaadinka.

- Advertisement -

Ugu dambeyn Warka ka soo baxay Puntland ayaa waxaa Shacabka Soomaaliyeed,Beesha Caalamka iyo cidkasta oo daneysa Arrimaha Soomaaliya u sheegtay in falkii Maanta dhacay oo kale uu dib u dhac ballaaran u keeni karo hanaanka geedi socodka siyaasadda iyo horumarka Soomaaliya.

 

Hoos ka Akhriso Warka kasoo baxay Maamulka Puntland

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories