HomeCaalamkaIiran oo fariin hanjabaad ah dirtay,kadib War kasoo baxay Mareykanka

Iiran oo fariin hanjabaad ah dirtay,kadib War kasoo baxay Mareykanka

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Sargaal sare oo ka tirsan ciidamada dalka Iran ayaa sheegay cid kasta oo dhulkeeda dagaal ku soo qaaddo iney diyaar u tahay iney burburiso. Hadalka Iran ayaa ku soo beegmaya kaddib marki uu Mareykanka shaaca ka qaaday inuu ciidama caawiya Sacuudi Carabiya uu u soo dirayo Khaliijka. “Aad u taxaddar oo hubso inaad wax khalad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sargaal sare oo ka tirsan ciidamada dalka Iran ayaa sheegay cid kasta oo dhulkeeda dagaal ku soo qaaddo iney diyaar u tahay iney burburiso.

Hadalka Iran ayaa ku soo beegmaya kaddib marki uu Mareykanka shaaca ka qaaday inuu ciidama caawiya Sacuudi Carabiya uu u soo dirayo Khaliijka.

- Advertisement -

“Aad u taxaddar oo hubso inaad wax khalad ah sameyn” ayuu yiri taliyaha guud ee ciidmada iaalada kacaanka Iran.

Iran waxay diidday eedaha ay Mareykanka iyo Sacuudi Carabiya u soo jeediyeen ee ku saabsanaa iney iyadu ka dambeysay weerarradi lagu soo qaaday xaruumaha saliidda ee dalka Sacuudiga.

Mas’uul sare oo ka tirsan boqortooyada sacuudiga wuxuu sheegay ‘Tallaabba kasta oo lagama maarmaan ah’ in la qaadayo marki uu soo idlaado baaritaanka weerarkaasi la xiriira.

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibadda ee Sacuudi Carabiya Adel al-Jubeir faahfaahin intaa dheer kama bixin tallaabbada uu sheegay in la qaadayo, balse wuxuu sheegay baaritaanka marka soo gabagabeeyo xogta baaritaanka la shaacin doono.

Fallaagada Xuutiyiinta oo ay Iran taageerto, ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarki 14-ka September dhacay ee lagu qaaday xaruumaha saliidda Sacuudiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts