HomeWararSawirro:-Taliska Booliska oo Hab cusub u diyaariyay qaadasha Warqada dembi la'aanta ee...

Sawirro:-Taliska Booliska oo Hab cusub u diyaariyay qaadasha Warqada dembi la’aanta ee CID-da

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliyeed S/Gaas Abdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Maanta dib u furay waaxda faraha ee Hoggaanka Dembi Baarista ee CID-da taasoo oo muddo xirneed ka dib cabasho ka timid shacabka. Munaasabadda furitaanka Xarunta Cusub ayaa waxaa ka soo qeyb galay Guddomiyaha Maxkamadda Sare, Guddomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Muqdisho, Xeer-Ilaaliyaha Qaranka, Guddomiyaha Maxkamadda […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliyeed S/Gaas Abdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Maanta dib u furay waaxda faraha ee Hoggaanka Dembi Baarista ee CID-da taasoo oo muddo xirneed ka dib cabasho ka timid shacabka.

Munaasabadda furitaanka Xarunta Cusub ayaa waxaa ka soo qeyb galay Guddomiyaha Maxkamadda Sare, Guddomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Muqdisho, Xeer-Ilaaliyaha Qaranka, Guddomiyaha Maxkamadda Gobolka, Agaasimaha Guud Wakaalada Dhismaha, Gudomiyaha Hooyoyinka G/Banadir, Xildhibaano labada aqal, saraakiil iyo marti sharaf kale.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka ayaa sidoo kale sarkaal cusub u magacaabay waaxda faraha waxaana la diyaariyay hab cusub oo lagu qaadi doona faraha laguna heli doona warqada dembi la’aanta.

“Shacabka Somaliyeed waxaan ugu mahad celineenaa dulqaadka ay muujiyeen muddada ay xirneed Waaxda Faraha iyo sida wanaagsan ay noogu soo gudbiyeen cabashadooda. Taliska Booliiska waxuu mar walba diyaar u yahay ka jawaabista cabashada shacabka Somaliyeed iyo wadashaqeyntooda”ayay tiri Zakia Xuseen Axmed oo war qoraal ah soo dhigtay Barteeda Facebook.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories