HomeWararSawirro:- Guddiga KMG ee diyaarinta Sharciga Doorashooyinka oo gaaray Magaalada Garoowe

Sawirro:- Guddiga KMG ee diyaarinta Sharciga Doorashooyinka oo gaaray Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa gaaray magaaladda Garoowe ee caasimadda dowlad Goboleedka Puntland. Guddiga waxaa garoonka diyaaraha magaalada Garoowe kusoo dhaweeyay habdhowraha golaha shacab xildhibaan Maxamed Xasan Nuux iyo qaar ka mid ah xildhibaanadda Golaha wakiiladda Dowlad Goboleedka Puntland. Ujeedkooda safarkooda ay ku gaareen magaaladda Garoowe ayaa […]

- Advertisement -

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa gaaray magaaladda Garoowe ee caasimadda dowlad Goboleedka Puntland.

Guddiga waxaa garoonka diyaaraha magaalada Garoowe kusoo dhaweeyay habdhowraha golaha shacab xildhibaan Maxamed Xasan Nuux iyo qaar ka mid ah xildhibaanadda Golaha wakiiladda Dowlad Goboleedka Puntland.

- Advertisement -

Ujeedkooda safarkooda ay ku gaareen magaaladda Garoowe ayaa ah sidii ay wadatashiyo ku aadan sharciga doorashooyinka Qaranka ula yeelan la haayeen mas’uuliyiinta maamuul Goboleedka Puntland iyo qeebaha kala duwan ee bulshada reer Puntland.

safarkaan ayaa noqonaayo kii labaad oo ay guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ku tagaan dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowlada dhexe ee Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories