HomeWararQaar ka mid ah Waddooyinka Magaalada Muqdisho oo maanta xiran

Qaar ka mid ah Waddooyinka Magaalada Muqdisho oo maanta xiran

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Qaar ka mid ah waddooyinka halboowlaha ah ee magaalada Muqdisho ayaa lagu soo waramayaa in ay xiranyihiin iyada oo la arkaro boqolaal shacab ah oo lugaynaya waddooyinka xiran. Jidadka saakay xiran waxaa ka mid ah Shalaha KM4 Soobe halkaas oo lagu arkayo ciidamo aad u fara badan oo gaadiidka u diidaya marka laga reebo kuwa […]

- Advertisement -

Qaar ka mid ah waddooyinka halboowlaha ah ee magaalada Muqdisho ayaa lagu soo waramayaa in ay xiranyihiin iyada oo la arkaro boqolaal shacab ah oo lugaynaya waddooyinka xiran.

Jidadka saakay xiran waxaa ka mid ah Shalaha KM4 Soobe halkaas oo lagu arkayo ciidamo aad u fara badan oo gaadiidka u diidaya marka laga reebo kuwa ay wataan saraakiisha dowladda.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah dadka is ticmaala wadadaas ayaa dalsan u sheegay in xarunta dembi barista CID-da ay kusii xeroonayaan masuuliyiin tasna ay u malaynayaan in loo xiray wadadaas oo muhiim u aheyd isticmaalka magaalada oo dhan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories