HomeWararMuddo kordhin lagu sameeyay waqtigii qabashada Codsiyada Baasaboorka Soomaaliga

Muddo kordhin lagu sameeyay waqtigii qabashada Codsiyada Baasaboorka Soomaaliga

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muwaadiniinta Soomaaliyeed ku wargelisay  in muddo kordhin lagu sameeyay waqtigii mudada hakinta qabashada codsiyada baasaboorka Soomaaliya. Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa muddo saddex maalin ah ku kordhisay waqtigii la hakiyay qabashada codsiyada baasaboorka,taasi oo ka bilaabaneysay 14, 2019 kuna ekeed September 21, 2019. War qoraal oo la […]

- Advertisement -

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muwaadiniinta Soomaaliyeed ku wargelisay  in muddo kordhin lagu sameeyay waqtigii mudada hakinta qabashada codsiyada baasaboorka Soomaaliya.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa muddo saddex maalin ah ku kordhisay waqtigii la hakiyay qabashada codsiyada baasaboorka,taasi oo ka bilaabaneysay 14, 2019 kuna ekeed September 21, 2019.

- Advertisement -

War qoraal oo la soo dhigay barta rasmiga ee Facebook ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda ayaa waxaa lagu shaaciyay in Howlo farsamo oo weli ka socda habka bixinta Baasaboorka awgood mudadii hakinta qabashada codsiyada baasaboorka lagu kordhiyey 3 maalin.

“Howlo farsamo oo weli ka socda habka bixinta Baasaboorka awgood, waxaa muwaadiniinta Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan lagu wargelinayaa in mudadii hakinta qabashada codsiyada baasaboorka lagu kordhiyey 3 maalin, waxayna qabashada codsiyadu dib u bilaaban doonaan maalinimada Arbacada ah, taariikhduna tahey September 25, 2019’ayaa lagu yiri Warka ka soo baxay Hay’adda Socdaalka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories