HomeCaalamkaMadaxweynihii dalka Tunisia oo geeriyooday

Madaxweynihii dalka Tunisia oo geeriyooday

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Zayn Al-Caabidiin Bin Cali oo ahaa Madaxweynihii dalka Tunisiya ayaa geeriyooday dhintay isagoo ah dibadjoog ah ka dib markii dibadbaxyo xilka looga tuuray,waxaana uu jiray 83 sano. Bin Cali wuxuu dalkaas hoggaaminayay 23 sano, waxaana lagu amaanaa in uu Tunisiya ka dhigay meel xasilloon oo dhaqaale xoogaa ah haysata. Balse wuxuu wajahayaa dhalleeceyn baahsan oo […]

- Advertisement -

Zayn Al-Caabidiin Bin Cali oo ahaa Madaxweynihii dalka Tunisiya ayaa geeriyooday dhintay isagoo ah dibadjoog ah ka dib markii dibadbaxyo xilka looga tuuray,waxaana uu jiray 83 sano.

Bin Cali wuxuu dalkaas hoggaaminayay 23 sano, waxaana lagu amaanaa in uu Tunisiya ka dhigay meel xasilloon oo dhaqaale xoogaa ah haysata.

- Advertisement -

Balse wuxuu wajahayaa dhalleeceyn baahsan oo ah inuu caburiyay siyaasiyiinta iyo inuu musuqmaasuq sameeyay. Sannadkii 2011-kii, waxaa xilka ka tuuray dibadbaxayaal kacdoon sameeyay.

Xil ka tuuristiisa waxay sababtay kacdoon ku baahay dalalka Carabta oo si weyn ugu caan baxay Gugii Carabta.

Ugu yaraan tobannaan ka mid ah dalalka Carabta waxaa xilka laga tuuray madaxweynayaashii ama waxaa ka bilowday dagaal, taas oo sababtay markii dadka ay arkeen inuu dhacay xukunkii Tunisiya.

- Advertisement -

Bin Cali wuxuu u cararay dalka Sacuudiga, halkaas ayuuna ku noolaa. Maanta oo Khamiista ayuuna ku dhintay dalkaas.

 

Xigasho BBC Somali.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories