HomeWararKooxda Macawiisley oo Alshabaab kala wareegtay deegaan muhiim ah

Kooxda Macawiisley oo Alshabaab kala wareegtay deegaan muhiim ah

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa tilmaamaya in dagaal culus oo u dhaxeeyay Alshabaab iyo kooxda Macawiisley uu ka dhacay deegaano hoostaga magaalada Beledweyne. Dagaalkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii kooxda la magac baxday Macawiisley ay weerar ku qaadeen deegaanka Daaru-salaam halkaas oo uu ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan iyada […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa tilmaamaya in dagaal culus oo u dhaxeeyay Alshabaab iyo kooxda Macawiisley uu ka dhacay deegaano hoostaga magaalada Beledweyne.

Dagaalkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii kooxda la magac baxday Macawiisley ay weerar ku qaadeen deegaanka Daaru-salaam halkaas oo uu ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan iyada oo ay ka soo baxayaan faahfahino kala duwan khasaaraha ka dhashay dagaalkaas.

- Advertisement -

Horjoogayaasha kooxda Macawiisley oo la hadlay idaacada dalsan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay Alshabaab kala wareegeen deegaanka Daaru-salaam isla markaana ay iyagu haatan ku suganyihiin.

Ilaa iyo hatan maamulka Hirshabelle kama aysan hadlin dagaalkaas iyo wararka sheegaya in Kooxdaan ay Alshabaab kala wareegeen deegaanka Daaru-salaam,dhinaca kalana saraakiisha dowladdu kama aysan hadlin

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories