HomeWararDhageyso:-Taliska Ciidanka xoogga oo shaaciyay magacyada Xubno ka tirsan Alshabaab oo ay...

Dhageyso:-Taliska Ciidanka xoogga oo shaaciyay magacyada Xubno ka tirsan Alshabaab oo ay gacanta ku dhigeen

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Taliska ciidanka xoogga dalka qeybtiisa 27-aad ayaa ka hadlay howlgal ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe gaar ahaanna deegaano hoostaga degmada Balcad ee gobolkaas. Taliska ayaa u sheegay warbahinta in ay howlgalkaas ku soo qabteen xubno ka tirsan Shabaab kuwa kalana ay ku dileen howlgalkuna uu sii socon doono sida ay sheegeen talisku. […]

- Advertisement -

Taliska ciidanka xoogga dalka qeybtiisa 27-aad ayaa ka hadlay howlgal ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe gaar ahaanna deegaano hoostaga degmada Balcad ee gobolkaas.

Taliska ayaa u sheegay warbahinta in ay howlgalkaas ku soo qabteen xubno ka tirsan Shabaab kuwa kalana ay ku dileen howlgalkuna uu sii socon doono sida ay sheegeen talisku.

- Advertisement -

Taliyaha qeybta 27-aad ee Milatariga Soomaaliya Sareeye Guuto Axmed Maxamed Tareedishe aya sheegay in uu guul ku soo dhamaday howlgal saacadihii la soo dhaafay ciidamada ay ka sameeyeen deegaanka Gololey oo Alshabaab ay weeraro khasaaro dhaliyay ay ka geysteen dhowr jeer,isga oo intaas kusii daray in ay gacanta ku dhigeen rag u dagaalamayay Alshabaab.

Halkaan Ka Dhageyso Codka 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories