HomeWararDhageyso:- Kulan looga hadlayay Amaanka Xeebaha oo ka dhacay Muqdisho

Dhageyso:- Kulan looga hadlayay Amaanka Xeebaha oo ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Kulankaan waxaa soo agaasintay wasaaradda amniga xukuumadda fedraalka Soomaaliya waxaana ka soo qeybgalay saraakiisha booliiska gaar ahaana laanta ilaalinta xeebaha booliiska Soomaaliyeed iyo xubno ka socday maamul-gobaleedyada dalka ka jira. Kulanka ayaa la isku dhaafsaday xogo muhiim ah oo ku qotomay ilaalinta beebaha dalka iyada oo ay iskaashi ka sameynayaan maamul gobaleedyada dowladda iyo beesha […]

- Advertisement -

Kulankaan waxaa soo agaasintay wasaaradda amniga xukuumadda fedraalka Soomaaliya waxaana ka soo qeybgalay saraakiisha booliiska gaar ahaana laanta ilaalinta xeebaha booliiska Soomaaliyeed iyo xubno ka socday maamul-gobaleedyada dalka ka jira.

Kulanka ayaa la isku dhaafsaday xogo muhiim ah oo ku qotomay ilaalinta beebaha dalka iyada oo ay iskaashi ka sameynayaan maamul gobaleedyada dowladda iyo beesha caalamka si looga gaashaanto khataraha imaan kara ee dhinaca amniga.

- Advertisement -

Taliyaha ilaalinta Xeebaha ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gaashaanle dhexe Bashiir Cabdi Isaaq ayaa shaaca ka qaaday in ay jirto baahi weyn oo loo qabo ciidan ku filan ilaalinta xeebaha dalka Soomaaliya.

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Amniga Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya C/naasir Siciid Muuse ayaa timaamay in la joogo waqtigii la soo dhamaystiri lahaa cudududda ciidan xoog leh oo damaanad qaada amaanka Badda.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories