HomeWararDEG DEG:- Dil goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:- Dil goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Kooxo hubaysan ayaa lagu soo waramayaa sakari ka tirsanaa ciidamada dowladda fedraalka Soomaliya in ay goor dhow ku dileen magaalada Muqdisho xili uu ku sugnaa Bar lagu hubiyo Gaadiidka. Isgooyska Afarta Jardiino ayaa kooxo hubaysan waxa ay ku toogteen Askari ku sugnaa bar koontorool oo halkaas ku taalla,waxaana la sheegay in ay goobta ka baxsadeen […]

- Advertisement -

Kooxo hubaysan ayaa lagu soo waramayaa sakari ka tirsanaa ciidamada dowladda fedraalka Soomaliya in ay goor dhow ku dileen magaalada Muqdisho xili uu ku sugnaa Bar lagu hubiyo Gaadiidka.

Isgooyska Afarta Jardiino ayaa kooxo hubaysan waxa ay ku toogteen Askari ku sugnaa bar koontorool oo halkaas ku taalla,waxaana la sheegay in ay goobta ka baxsadeen kooxihii dilka geystay.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa haatan ku sugan goobta kana qaaday meydka askarigii la dilay,Inta badan magalada waxaa ka dhacay dilalka noocan oo kala ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories