HomeWararCiidamada amaanka oo gacanta ku dhigay qarax lagu diyaariyay Magaalada Beledweyne

Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay qarax lagu diyaariyay Magaalada Beledweyne

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Ciidamada dowladda fedraalka Somalia ayaa howlgallo xiriir ah waxa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan kadib falal amni daro oo ka dhacay Beledweyne. Intii uu socday howlgalka ayaa saraakiisha ciidamada waxa ay u sheeegeen Warbaahinta in ay gacanta ku dhigeen waxyaabaha qarxa oo lagu diyaariyay mid ka mid ah Xaafadaha […]

- Advertisement -

Ciidamada dowladda fedraalka Somalia ayaa howlgallo xiriir ah waxa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan kadib falal amni daro oo ka dhacay Beledweyne.

Intii uu socday howlgalka ayaa saraakiisha ciidamada waxa ay u sheeegeen Warbaahinta in ay gacanta ku dhigeen waxyaabaha qarxa oo lagu diyaariyay mid ka mid ah Xaafadaha magaalada Beledweyne iyaga oo shaaciyay in lagu dhibaatayn lahaa shacabka degan magaalada.

- Advertisement -

Dhinaca kalana Saraakiisha ayaa tilmaamay in qaraxyadaan goobta ay dhigeen Alshabaab laakiin ay sheegeen in shacbku ku soo wargeliyeen waxyaabahaan kadibna ay ka howlgaleeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories