HomeWararSomaliland oo War kasoo saartay weerarkii lagu qaaday Xarumo ku yaalla Sacuudiga

Somaliland oo War kasoo saartay weerarkii lagu qaaday Xarumo ku yaalla Sacuudiga

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Maamulka Somaliland ayaa Cambaareeyay weerarkii lagu qaaday 2-xarumood oo laga soo saaro saliidda Shidaalka oo ku yaalla dalka Sacuudiga. War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada ee Somaliland oo ku qornaa luuqada Carabiga ayaa waxaa lagu sheegay in Somaliland aad uga xun tahay weerarkii dhawaan loo geystay xarumaha saliidda Shidaalka ku yaalla […]

- Advertisement -

Maamulka Somaliland ayaa Cambaareeyay weerarkii lagu qaaday 2-xarumood oo laga soo saaro saliidda Shidaalka oo ku yaalla dalka Sacuudiga.

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada ee Somaliland oo ku qornaa luuqada Carabiga ayaa waxaa lagu sheegay in Somaliland aad uga xun tahay weerarkii dhawaan loo geystay xarumaha saliidda Shidaalka ku yaalla dalka Sacuudiga.

- Advertisement -

Sidoo kale Somaliland ayaa sheegtay in ay barbar taagan tahay dawladda iyo shacabka Sacuudiga iyadoo weerarkaasi ku tilmaantay mid Argagaxiso ah.

Weerarkii lagu qaaday 2-xarumood oo laga soo saaro saliidda Shidaalka eeku yaall Sacuudiga ayaa waxaa Mas’uuliyadiisa sheegatay Xuutiyiinta Yemen.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories